Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Wakiilkii Midowga Maxkamadaha ee Gobalka Hiiraan oo ku Dhintay Dagaal Shalay Dhacay
Somaliland Borama Rays Hotel
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:11
Date:05-07-2008
Bosaso, Bari, Puntland, Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:14
Date:05-07-2008
Clay Aiken - Somalia Awareness
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:18
Date:05-07-2008
Mogadishu: 2 July 2008
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:31
Date:04-07-2008
Bob Marley - Africa Unite
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:37
Date:02-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 08 2008
Wakiilkii Midowga Maxkamadaha ee Gobalka Hiiraan oo ku Dhintay Dagaal Shalay Dhacay
Written by Ali Moallim   
Thursday, 08 May 2008

Hiiraan,(insidesomalia.org)- Wakiilkii Midowga Maxkamadaha ee Gobalka Hiiraan, islamarkaana ahaa sida la sheegay ku-xigeenkii Gobalada Mudug, Gal-gaduud, iyo Shabeelada dhexe ayaa warar goor danbe la helay waxaa ay sheegayaan in uu ku gaariyooday Dagaal qaraar oo maalintii shalay ku dhaxmaray inta u dhaxeysa deegaanada Garas-yaani iyo Nuur-fanax ee Gobalka Hiiraan Ciidamada Itoobiya iyo Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya.

Aamin Barqadle Guure Aamin Daacad ayaa warar soo baxaya waxaa ay sheegayaan in uu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray dagaalka sida uu warbaahinta u sheegay Axmed Cumar Gaa-gaale oo ah Sarkaal Sare oo ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga, waxaana uu intaa ku daray in dagaalkii shalay dhinacooda ay uga dhinteen ilaa 9 ruux taa oo dhimashada ka dhigeysa ilaa 13 oo ay ku jiraan dad rayid ah.

Aamin Daacad oo mar ka tirsanaa Xoogaga Al-shabaab ayaa markii danbe la sheegay in uu u wareegay dhinaca Maxkamadaha, waxaana uu ku sugnaa Gobalka Hiiraan tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay Itoobiyaanku jabiyeen Awoodii Maxkamadaha Islaamiga, gaar ahaa waxaa uu saldhigiisu ahaa daafaha Degmada Buula-burte.

Dagaalkii dhaxmaray maalintii shalay Ciidamada Itoobiya iyo xoogaga ka soo horjeeda oo ahaa mid aan waxba leysku reeban labada dhinac ayaa waxaa qasaare uu ka soo gaaray dad rayid ah oo u badnaa xoolo dhaqato soo Naq raacday roob aan sidaa u badneyn oo ka day dhulka dagaalku ka dhacay.

Wararkii ugu danbeeyay ee soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ka soo dhaqaaqeen goobihii uu dagaalku ka dhacay, waxaana wararka intaasi ku darayaa in Ciidamada Itoobiyaanku doonayaan fariisimo ay ka sameystaan daafaha Magaalada Beledweyne, taas oo qal qal ku abuurtay inta badan dadka ku dhaqan gudaha Magaalada Beledweyne.





Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >